Xarunta Xuquuqul Insaanka Madaxbanaan Oo War Ka Soo Saartay Arimaha Xad Gudubka Ah Ee Somaliland Ka Dhaca. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xarunta Xuquuqul Insaanka Madaxbanaan Oo War Ka Soo Saartay Arimaha Xad Gudubka Ah Ee Somaliland Ka Dhaca.
October 1, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xarunta xuquuqal iisaanka madaxbanaan ee HRC Ayaa kulan ay soo qaban qaabisay oo ku qabatay magaalda hargaysa waxaa lagaga hadlay xadgudubyada iyo tacadiyada xoriyatul hadalka ee ka dhaca Somaliland.

Kulan ayaa waxaa kazoo qaybgalay abwaano tiro badan iyo maamulka haayada xuquuqal iisaanka oo ka warbixiyay xadgudubyada ka dhacay dalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS