Wasiiro Xukuumada Ka Tirsan Oo Xadhiga Ka Jaray Mashariic Laga Hirgaliyay Magalada Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiiro Xukuumada Ka Tirsan Oo Xadhiga Ka Jaray Mashariic Laga Hirgaliyay Magalada Wajaale.
October 24, 2021 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Wasiirada Wasaarada Isgaadhsiinta Gaashaandhiga Iyo Maamulka Degmada tog wajaale ayaa Galabta xadhiga ka jaray sariibad cusub oo laga hirgaliyay Xaafada Galbeedka magaalada wajaale.

Waxaana munaasibada xadhig ka jarta sariimada ka hadlay qaarkamid ah dadwaynaha ku ganacsatada gudoomiyaga degmada wajaale iyo wasiiradii xukuumada ka socday.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS