Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Oo Kormeer Ku Tagay Dekedda Berbera! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Oo Kormeer Ku Tagay Dekedda Berbera!
October 30, 2021 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Wasiirka wasaarada Gadiidka Iyo horumarinta Jidadka Cabdirasaaq Ataash oo mudooyinkii udanbeeyay safar shaqo u joogay gobolada bari ayaa maanta soo gaadhay gobolka saaxil halkaasi oo kulamo kula qaatay maamulka gobolka.

Sidoo kale wasiirka wasaarada Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka ayaa kormeer ku tagay dekeda magaalada berbera halkaasi oo u warbixino kaga dhagaystay maareeyaha dekeda berbera.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS