|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabay Hadalkii Gudoomiye Faysal Cali Waraabe, Sheegayna In Uu Sharciga La Tiigsanayo.
October 19, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiir cabdilaahi abokor ayaa si cadho leh uga jawaabay hadal uu dhawaan gudoomye faysal warbaahinta umariyay kadib markii wasiir cabdilaahi eedo usoo jeediyay Hadal gudoomiye faysal iyo musuq maasuqii uu ku eedeeyay wasiir cabdilaahi abokor ayaa siagoo xamili waayay darten wuxuu maanta warbaahinta ka sheegay in uu faysal maxkamad la tiigsanyo. Dhanka kale wasiir cabdilaahi abokor ayaa hadalo aflagaado ah kula dul dhacay gudoomiye faysal. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xog:Abaandulaha Ciidmada Milateriga Somaliland oo daboolka ka qaadey in khilaafkii ka dhex oognaa Is... DAAWO;-Quraan Akhris Lagaga Hortago Khatarta Covid19 Oo Lagu Qabtay Qaar Ka Mida Masaajidada Boorama... DAAWO;Hogaanka Xusbiga Mucaaridka Ah ee Wadani oo Magaalada Gabiley Si Baaladhan Loogu Soo Dhaweyay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|