Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Dugsi Sare Ka Dhagax Dhigtay Degmada Farawayne Ee Gobolka Maroodi Jeex. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Dugsi Sare Ka Dhagax Dhigtay Degmada Farawayne Ee Gobolka Maroodi Jeex.
October 7, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiiro katirsan xukuumada Somaliland oo uu horkacayso wasaarada waxbarashadu ayaa dugsi sare ee waxbarasho ka dhagax dhigtay deegaanka farowayne oo markii ugu horaysay yeelanayso dugsi sare .

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS