HARGAYSA(W,N)-Wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo hidaha ayaa sheegtay in ay iyadu fasaxday bandhig faneed ay magaalada hargasya uqabanayso fanaanada kiin jaamac oo taasi oo war maanta kazoo baxay wasaarada diinta iyo awqaafta lagu sheegay in ay joojisay
Wasaarada warfaafinta ayaa iyadu qaabilsan fanka iyo suugaan balse wasaarada diinta ayaa iyadu faro galin ku samaynsay shaqadii wasaarada warfaafinta.