Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Mamnuucday In La Qabto Kal Fadhiyo Aan Caadi Ahayn Guud Ahaan Gobolada Dalka!
October 13, 2021 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa soo saaray wareegto uu badhasaabada gobolada dalka ku amrayo in aan la qaban Karin wax kal fadhi aan caadi ahayn oo xilalka lagaga qaadayo maayarada iyo kuxigeenada degmooyinka dalka oo dhan
Sidoo kale wasiirka arimaha gudaha ayaa fariin udira xildhibano uu sheegay in maalmahan ay warbaahinta ka hadlayeen,