NAIROBI(W,N)-Wafti ka socda xukuumada somaliland oo uuu horkacayay wasiirka arimaha dibada oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa dalka kenya ayaa kulamo la yeeshay daneeyayaasha beesha caalamka
Sidoo kale waftigan ayaa la kulmay ardayda reer somaliland ee waxka barata kenya iyo qaybo kamid ah ganacsatada degan.