|
|||||
WAJAALE NEWS
Wadayaasha Gaadiidka Bijaajka Ee Magaalada Wajaale Oo Sameeyay Mudoharaad Ay Kaga Cabanayaan Amaro Ciidanka Boolisku Kusoo Rogeen.
October 15, 2021 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)Wadayaasha gaadiidka yaryar ee bijaajka kana shaqaysta gudaha magaalada wajaale ayaa iskugu soo baxay banana bax ay kaga cabanayaa amar ciidanka booliska ee degmada wajale usoo rogeen kaasi oo ah in habeenkii wixii ka danbeeya 7habeenimo aanay wax shaqo ah qaban Karin Dirawalada ayaa siwayn iyagu uga cawday amarkii ciidanka oo sheegeen in ay jiraan bijaaj tiro yar oo ay ugolaadeen in ay shaqeeyeen habeenkii, HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Maamulka Degmada Wajaale Oo Dhagax Dhigay Sariimada Magaalada Oo Dib Udhis Iyo Habayn Lagu Samaynay... Daawo; Hees Cusub oo Aan Hore loo Daawan Noceeda Oo Kale Lana Magac baxday ( Taan Milicsadaay) Codk... Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Bilowday Olole Lagu Buufinayo Dugsiyada Iyo Abwaan Sooraan Ka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|