Ugaas Cabdirasaaq Koosaar Oo Ayaan Daro Ku Tilmaamay In Farogalin Lagu Sameeyo Saldanada Guud Ee beesha Subeer Awal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ugaas Cabdirasaaq Koosaar Oo Ayaan Daro Ku Tilmaamay In Farogalin Lagu Sameeyo Saldanada Guud Ee beesha Subeer Awal.
October 26, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ugaas Cabdirasaaq Koosaar cali oo kamid ah Madax-dhaqameedka somaliland gaar ahaan beelaha hargaysa iyo gabiley ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay in maanta farogalin lagu sameeyo saldanada guud ee subeer awal oo maalmihii udanbeeyay hadalo kasoo baxayeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS