|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Oo Hambalyo Udiray Ciidamada Sanad Guurada 26Aad Ee Aas Aaska Ciidanka Awgeed!
October 1, 2021 - Written by Editor:Taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha jamhuuriyada Somaliland Admiral Mohamed Hussein Farah Hirane waxaa uu hanbalyo u dirayaa, sarakiisha, sarakil xigeenada, alifleyda, dhaman ciidanka iyo qoysaskodaba, munasibada sanad gurada 26 aad ee aasaaska CiidankaI ilaalada Xeebaha oo ku beegan maanta oo bishu tahay 01/10/2021. Waxa uu ilahay uga baryayaa sanadka sanadkiisa in ilahay ku gaadhsiiyo Guul iyo gobanimo , bash bash iyo barwaaqo. Related posts:Daawo: Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Tababar U Furtay Saxafiyiinta Ka Hawl Gala Hargays... Shacbiga Abaarso Oo Qeylo Dhaan Ka Bixiyey Biyo La.aan Ka Jirta Deegaanka Iyo Fariinta Ay Udireen Xu... Masuul ka Tirsan Xisbiga Wadani Oo Xukuumada ku Eedeeyay Aamusnaanta Ay ka Aamustay Saldhiga Milatar... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|