Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Banka Wajaale,Tababarna Ufuray Fardo Ciidamadu Leeyihiin! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Banka Wajaale,Tababarna Ufuray Fardo Ciidamadu Leeyihiin!
October 21, 2021 - Written by Editor:

WAJAALE(W,N)-Taliyaha ciidanka boooliska Somaliland Maxamed Aadan saqadhi dabagale aya kormeer ku tagay mashruuca banka wajaale ee gobolka gabiley oo ciidanka booliska ku leeyihiin dhul ay wax ku beertaan kuwaasi oo ay kasoogo,een dalagyo badani.

 

Sidoo kale taliye dabagale ayaa tababar ufuray fardo ay ciidamada boolisku carbisanayaan si ay qayb uga noqdaan hawl galada abni ee dalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS