Hargeysa(W,N)-Saleebaan Xagla Toosiye wasiirkii hore ee Caafimaadka Somaliland oo ku sugan magaalada Buuhoodle ayaa goordhweyd ii xaqiijiyay in aanu kamid aheyn garabka ka xisbiga Kulmiye ee wada hadalka kula jira Xisbiga Waddani.
wuxuu sidoo kale ii xaqiijiyay in aanu sinaba uga mid noqon Karin Xisbiga Waddani.
Ex Wasiir Xaglo Toosiye ayaa markii hore lagu tirinayayย siyaasiyiinta Kulmiye ee Waddani wada hadalku u socdo, ee uu hoggaamiyo Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi.