Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Ka Dareen Celiyay Talaabadii Xisbiga Kulmiye Lagaga Saaray | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Ka Dareen Celiyay Talaabadii Xisbiga Kulmiye Lagaga Saaray
October 28, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi aya ka Dareen celiyay qoraal maanta kazoo baxay xisbiga klmye oolau Sheegay in xisbiga lagaga saaray islamarkaana aanu sheegan Karin

Sidoo kale siyaas maxamuud ayaa sheegay in madaxwayne biixi Gacantiisa ku baabiiyay xisbigii kulmiye Emikana ay iskugu soo Hadheen buuni iyo qaar aan dhaamin.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS