Siyaasi Caydaruus Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Iska Wareejiyo Xisbiga Maadama Uu Ubaahan Yahay Dhiig Cusub! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Caydaruus Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Iska Wareejiyo Xisbiga Maadama Uu Ubaahan Yahay Dhiig Cusub!
October 10, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Agaasimihii hore ee xarunta xisbiga kulmiye siyaasi caydaruus garwaf ayaa madaxwaynaha jsl muuse biixi ugu baaqay in uu wareejiyo xisbiga si uu uhelo dhiig cusub oo badbaadiya mustaqbalka xisbiga.

COMMENTS
LINKS