Shil Gaadhi Ka Dhacay Gudaha Magaalada Gabiley iyo khasaaraha Uu Sobobay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shil Gaadhi Ka Dhacay Gudaha Magaalada Gabiley iyo khasaaraha Uu Sobobay!
October 3, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Gudaha magaalada gabiley ayaa maanta cambaaro duhurkii ka dhacay shil laba gaadhi kaasi oo sobobay khasaare dhaawac 6qof iyo khasaare hantiyeed

Labada gaadhi ee isu dhacay oo kala ah iska rogo iyo gadhi xaajiyad ah oo siday qaad ayaan jirin cid ku dhimatay dhaawac mooyee,

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS