Sheekh Ahmed Iid Oo ka Hadlay Ciqaabta Alle Ee Ka Dhalan kara Bandhig faneedka Soo Badanaya Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sheekh Ahmed Iid Oo ka Hadlay Ciqaabta Alle Ee Ka Dhalan kara Bandhig faneedka Soo Badanaya Hargaysa
October 8, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Axmed ii doo kamid ah culimada somaliand ayaa khubadkii jemce ee maanta kaga hadlay ciqaabta alle ee ka dhalan karta bandhig nafeedyada iyo sida ay umadu ugu halaagmayso.

Sidoo kale sheikh axmed iid ayaa xukuumada ugu baaqay in ay waxka qabato fusuqa iyo waxyaabaha kale ee kusoo badanaya dalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SHEEKHA;

COMMENTS
LINKS