“Sedex Bilood Idinka Oon Joogin Ayaad Bilowdeen Hala Badalo, Maxaad Xisaabin Ma Adigaa Gudahaba Galay”Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Sedex Bilood Idinka Oon Joogin Ayaad Bilowdeen Hala Badalo, Maxaad Xisaabin Ma Adigaa Gudahaba Galay”Madaxwayne Biixi.
October 26, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne Biixi oo maayarada dalka kulan uu la qaatay ka hadlayay ayaa sheegay in Dawladaha Hoosena ay xeerar Waxay Curin Karaan Iyo Sharciyo Ay Leeyihiin, oo iyagu ku gaar ah balse hadii uu ka horyimaado dawlada dhexe ay waajib ku tahay in joogsadaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS