|
|||||
WAJAALE NEWS
Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Sweden Oo Ka Hadlay Mashruuc Muhiim Ah Oo Ay Dalka Keenayaan!
October 2, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Safiirka Somaliland ufadhiya dalka Sweden Amb sakariye Xasan wacays oo ay weheliyaan xubno kamid ah jaaliyada reer Somaliland ee dalka Sweden iyo xildhibaan katirsan baarlamaanka Somaliland oo booqday safaarada ayaa ka warbixiyay mashruuc loogu talo galay dadka dhagaha la oo Sweden ugu deeqday Somaliland in laga hirgalin doono Somaliland. Sidoo kale safiirka Somaliland ufadhiya dalka Sweden ayaa sheegay in dhawaan ay Somaliland iman doonaan wakhti ka socda baarlamaanka dalka Sweden iyo khuburo kale kuwaasi oo door muhiim ah ka qaadan doona ictiraaf raadin Somaliland iyo sidii ay uweheli lahayd deeqo caalamiya. Dhanka kale xubno kamid ah jaaliyada reer Somaliland eek u dhaqan dalka Sweden iyo xildhibaa guuleed oo katirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay doorta ay Somaliland ugu jirto xafiiska safaarada ee uu ku leeyahay dalka Sweden oo ku taalo goob muhiim ah islamarkaana dalka Sweden uga diwaan gashan sida safaaradaha caalamka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xisbiga Waddani Oo Munaasibad Soo Dhawayn ah Ku Qaabiley Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Cumar Iyo Siyaas... “Diyaaradihii Xamar Joogay Ee Buufinayey Ayaxa Way Kici Waayeen Cabsi Darteed” Wasiir Beeraha Somali... DAAWO;-Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Shaacisay 9qof Oo Laga Helay Covid19 Iyo Gobolka Ay Ku Sugan Yih... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|