Qoyska Saldanada Guud Ee Subeer Awal Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Madaxwayne Biixi Oo Faro Galin Ku Haya Suldaanka Guud! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qoyska Saldanada Guud Ee Subeer Awal Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Madaxwayne Biixi Oo Faro Galin Ku Haya Suldaanka Guud!
October 27, 2021 - Written by Editor:

“Ninka Madaxwaynaha Ahi Wuxu Gaadhay In Uu Labayadii Inan Isku Dilo, Isagoo Burburinaya Saldanada Subeer Awal, Oo Aanan Garanayn Meel Uu Cadaawadaa Intaasi Leeg Ugu Qabay”Qoyska Saldanada Guud ee Subeer Awal,

HARGAYSA(W,N)-Qoyska saldanada Guud Ee Subeer awal ayaa Si adag uga hadlay farogalin iyo isku dil lagu dhexdo saldanada suber awal kaasi oo ay ku eedeeyeen in madaxwayne biixi wado iskuna dilayo labadoodii nin.

Axmed jaanbiir suldaan oo kamid ah qoyska reer suldaan diiriye oo uu hada xilkeeda hayo suldaan xasan suldaan cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan ayaa si cad usheegay in madaxwayne biixi wado burburinta saldanada subeer awal balse aanay garanayn colaada iyo qaybka uu uqabay qoyska saldanada

Dhanka qoyska sladanada subeer awal ayaa umahad celiyay guud ahaan bulshada Somaliland ee ka hadashay talaabada maadwxayne biixi ku qaaday saldanada .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS