|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Cisbitaalka Magaalada Gabiley.
October 6, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada caafimaadka ,agaasimaha guud ee wsaarada caafimaadka ayaa maanta kormeer indhi indhayn ah ku tagay cisbitaalka magaalada gabiley. Waftiga wasiirka cafimaadka ayaa kormeerkan ku weheliyay maayarka magaalada gabiley iyo masuuliyiinta gobolka kaasi oo ujeedadiisu ahayd ukuurgalida cisbitaalka gabiley iyo sida uu ugu adeegayo bulshada bukaanka ah, Sidoo kale wasiirka caafimaadka ayaa ka markhaati kacay horumarka iyo adeegyada laga hirgaliyay cisbitaalka gabiley isagoo maayarka magaalada gabiley maxamed amiin ku amaanay doorka uu k gaystay adeegyada uu cisbitaalka u baahnaa, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Si Adag Ugu Jawaabay Qaarkamida Culumada Oo Waxka Sheegay Xusk... DAAWO;Madaxweynaha Somaliland Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyey Furitanka Shirka 7-aa... Muj Cali Guray Oo Si Qotodheer Uga Hadlay Xaalada Taariikheed Ee Lixda Goobood Ee Lagu Muransan Yah... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|