Marwo Xaliimo Aw Cumar Oo Xildhibaan Barkhad Batuun ku Wareejisay 20kun Dollar Iyo Weedhihii Ay Ka Yidhaahdeen Madaxda Dhaqanku! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Marwo Xaliimo Aw Cumar Oo Xildhibaan Barkhad Batuun ku Wareejisay 20kun Dollar Iyo Weedhihii Ay Ka Yidhaahdeen Madaxda Dhaqanku!
October 12, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Marwo xaliimo aw cumar oo kamid ah waheenka reer somaliand ee badi u ololeeye qadiyada jsl ayaa habeenkii xalay ku dhawaaqay in gaadhi u iibinayso xildhibaan barkhad batuun kadib markii wasiirada somaliya ooh ore ushaaciysay in agaadhi u iibinayso xildhibaan ay kala noqotay iyadoo usobobaynaysa dhaliil u dhawaan ujeediyay maamulka somaliya.

Marwo xaliimo oo ka gil gilatay ficilkaa ayaa ku dhawaaqay in ay iyadu gaadhi u iibinayso xildhibaan barkhad iyadoo saaka ku wareejisay madal ay goob joog ahaayeen madaxdhaqameedka beelaha gabooye oo uga mahad celiyay xalimo cumar talaabada ay qaadatay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS