Magaalada Hargaysa Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaxdhaqameed Uu Hogaaminayo Garaadka kulmiye! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Magaalada Hargaysa Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaxdhaqameed Uu Hogaaminayo Garaadka kulmiye!
October 31, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W.N)-Magaalada hargaysa ayaa maanta lagu soo dhaweeyay wafti madaxdhaqameed iyo ganacsato iskugu jira oo kazoo kicitimay dawlad deegaanka somalida kuwaasi oo uu hogaaminayo garaad kulmiye garaad wiil waal. Waxaana soo dhaweeyay maamulka gobolka maroodi jeex iyo madaxdhaqameed tiro badan.

.HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS