Madaxweyne Biixi Oo Ku Baaqay In Caalamku Aqbalo Xaqa Reer Somaliland U Leeyihiin Aayo-Ka-Tashigooda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Biixi Oo Ku Baaqay In Caalamku Aqbalo Xaqa Reer Somaliland U Leeyihiin Aayo-Ka-Tashigooda
October 14, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl ayaa qoraal garnaqsi ah udiray beesha caalamka isagoo ugu baaqay in ay aqbalaad xaqa ay shacabka reer Somaliland uleeyihiin aayo ka tashigooda iyo in ay noqdaan dal madaxbanaa

Qoraal madaxwaynaha ayaa lagu baahiyay warays kazoo baxa dalka faransiska.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN MADAXWAYNAHA JSL OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS