Madaxwaynaha Jsl Oo Maareeye Umagacaabay Haayada Wadooyinka Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Maareeye Umagacaabay Haayada Wadooyinka Somaliland
October 31, 2021 - Written by Editor:

Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Biixi, ayaa Eng Mawliid Nuux Ibraahim Taani u magacaabay Maareeyaaha Hay’adda Waddooyinka Somaliland. Wallow aan la haynin Digrayto rasmi ah oo kazoo baxday xafiiska madaxwaynaha iyadoo mudooyinkii udanbeeyay uu qaab aamusnaan ah maadxwaynuhu ku magcaabo xilalka qaran,’

COMMENTS
LINKS