|
|||||
WAJAALE NEWS
Macaahida Al Najax Schools Oo Munaasibada Sanad Dugsiyeedka 2020 ilaa 2021 u Qabtay Ardayda Dhamaysatay Barashada Culuunta Diinta iyo Qur’aanka.
October 8, 2021 - Written by Editor:Hargeisa(W.N):-Munaasibad balaadhan oo lagu Maamuusayay Sanad Dugsiyeedkii 2020 -2021 ee Dugsiyada Hoose Dhexe ee Al-Najaax ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa. Xildhibaan Sheekh Axmed Dayib Aadan ku Cadeeye oo soo afmeeray xafladaasi ayaa sheegay qiimaha aqoontu leedahay Aduun iyo aakhiraba sidoo kalena ardayda iyo waalidiintaba kula dardaarmay inay dedaalka halkaasi ka sii wadaan. Related posts:Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadlay Wada Hadalada U Furmay Xukuumadda Somaliland Iy... DAAWO;-Gudida Ka Hortga Coronavirus Ee Gobolka Sool Oo Baadhitaano Iyo Wacyi Galinka Ka Bilaabay Dee... Hayada Maxaliga Ah Ee IRADA Oo Tababar Dhinaca Tacadiyada Jinsiga Ah U Qabatay Macalimiinta D/Dhexe ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|