|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayarka Magaalada Gabiley Oo Iska Difaacay Eedo Ay Usoo Jeediyeen Qaarkamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka,
October 4, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley maxamed amiin cumar cabdi ayaa iska fogeeyay eedo musuq maasuq oo ay usoo jeediyeen qaarkamid ah xildhibaanada golaha deegaanka gabiley kuwaasi oo warbaahinta ka weeraray Sidoo kale maayarka gabiley ayaa farta ku fiiqay xubno dano gaar ah leh oo bulshada doonaya in ay warar aanay hubin usheegeen islamarkaana aanay jirin lacagta ay sheegeen in ay ka maqan tahay xisaabta miisaaniyadii hore. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO ; Deegaanada Ceel Sheekh Iyo Cabdi Geedi Oo Dhibaatooyin Ay Ugaysteen Roobabkii Duufanada La... Daawo: Caleemo-Saarka Suldaan Cali Cabdi Xasan-Roodhiile oo ka dhacay Magaalada Diridhaba ee Dalka E... Gudoomiyaha Baanka Dhexe Oo Sheegay Inay Ku Guulaysteen Isku Bedelka Shillinka Iyo Lacagaha Qalaad. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|