Maareeyaha Haayada Duulista Jsl Oo Ka Hadlay Go,aanka Fly Dubai Ku Joojisay Duulimaadyadii Ay Ku Iman Jirtay Hargasya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maareeyaha Haayada Duulista Jsl Oo Ka Hadlay Go,aanka Fly Dubai Ku Joojisay Duulimaadyadii Ay Ku Iman Jirtay Hargasya.
October 23, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maareeyaha haayada duulista iyo madaarada Somaliland cumar sayid ayaa ka hadlay go,aan shirkada fly dubai ku joojisay duulimaadyadii ay ku iman jirtay Somaliland oo uu sheegay in ay iyadu go,aansatay islamarkaana aan jirin wax culus ah oo xukuumadu dul dhigtay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS