Haweenay Kamid Ah Dadka La Nool Xanuunka HIV-AIDS Oo Fariin Udirtay Dhalinyarada Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haweenay Kamid Ah Dadka La Nool Xanuunka HIV-AIDS Oo Fariin Udirtay Dhalinyarada Somaliland
October 22, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Haweenay kamid ah dadka la nool xanuunka Hiv/aids oo ka hadlaysay munaasibad ay xilka kula kala wareegayan masuuliyiinta komishanka xakamaynta hiv.aids ayaa fariin udirtay madaxwaynaha somaliland iyadoo ka codsatay in sida uu  kulamada ula yeesho dadka kaleba uu uqaabilo dadka xanuunkani asiibay

Sidoo kale haweenayday ayaa fariin digniin ah udirtay dhalinyrada somaliland oo ay usoo jeedisay in ay ka digtoonaadaan xanuunka iskana baadhaan cidkasta oo ay kulmaan.

HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS