“Hadii Gobolnimada Gabiley Muuse Biixi Ka Baqay, Anigu Waan Ku Dhiiranayaan” Gudoomiyaha Xisbiga Wadani. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Hadii Gobolnimada Gabiley Muuse Biixi Ka Baqay, Anigu Waan Ku Dhiiranayaan” Gudoomiyaha Xisbiga Wadani.
October 30, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani iyo  wafti uu hogaaminayo oo saaka reer gabiley kulan la qaatay xili uu kusii jeedy gobolka awdal ayaa ka hadlay gobolnimada gabiley iyo sida ay u hagradeen xukuumadii kala danbeeyay ee kulmiye.

Sidoo kale gudoomiye cirro ayaa shaaciyay in uu gobolnimada gabiley ku dhawaaqi doona hadii uu talada dalka qabto kuna tixgalin doono wax soo saarta iyo tirada dadkeeda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS