Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Heshiish Ka Gaadhay Khilaafkii Udhexeeyay’ | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Heshiish Ka Gaadhay Khilaafkii Udhexeeyay’
October 21, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid Faysal cali waraabe iyo wasiirka hawlaha guud iyo guryayta cabdilaahi abokor ayaa heshiish ka gaadhay  hadalo ay waraabhinta isku waydaarsadeedn kadib markii uu dhex dhexaadin ka galay xildhibaan katirsan golaha deegaanka degmada berbera oo kazoo baxay xisbiga ucid wasiir cabdilaahi abokorna ay isku deegaan yihiin

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS