Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xafiiskiisa Ku Booqday Maayarka Caasimada, Kana Hadlay Bilicda Magaalada Iyo Dayaca Wadooyinka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xafiiskiisa Ku Booqday Maayarka Caasimada, Kana Hadlay Bilicda Magaalada Iyo Dayaca Wadooyinka!
October 12, 2021 - Written by Editor:

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng faysal cali waraabe oo ay weheliyaan masuuliyiin xisbiga katirsan ayaa  Xafiiskiisa Ku Booqday Maayarka Caasimada cabdikariim axmed mooge oo halkaasi ku qaabiley

Sidoo kale gudoomye faysal ayaa ka hadlay  Bilicda Magaalada Iyo Dayaca Wadooyinka!

COMMENTS
LINKS