|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Haayada Caymiska Qaranka Oo Sheegay In Ay Iyagu Dacwad Ka Gudbiyeen Xoghaye Maxamed Sidiiq Dhame Iyo Arinta Ay Uhaystaan,
October 28, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada caymiska qaranka Saleebaan bukhaari ayaa sheegay in ay iyagu dacwad ka gudbiyeen xoghayaha arimaha xisbiga wadani maxamed sidiiq dhame oo manta looga yeedhay saldhiga dhexe ee haragysa Gudoomiye bukhaari ayaa sheegay in dhame looga baahan yahay eedaha uu ujeediyay haayada caymiska qaranka hadii lagu helo uu isagu xilka banaynayo hadiii kale xoghayahe dhame sharciga la mariyo, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Gudida Gacanta Ku Haysta Dhismaha Jaamacada Diiniga Ah Ee Al Cirfaan Oo Lagu Wareejiyay Deeq Lacagee... Dadweynaha Reer Somaliland oo Cabasho Xoogan ka Muujinaya Nidaamka Socdaalka iyo qaadashada Baasaabo... “Muuse Biixi Waxaan Leeyahay, Madaxweyne Haw Dhaqmin Sidii Muusihii Doraad Ahaa, Hogaamiye kooxeedka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|