|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Sheegay In Dacwadii Xildhibaan Guruuje Golaha Ka Dhamaatay Lana Xidhay Cidii Falka Ugaysatay,
October 3, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada jsl cabdirasaaq khaliif ayaa sheegay in golaha wakiilada ay ka gudubtay arintii xildhibaan guruuje islamarkaana la xidhy ninkii falka ugaystay Sidoo kale gudoomiye cabdirasaaq ayaa xildhibaanada golaha wakiilada udiray fariimo isbaran isagoo ka raali galiyay waxkasta oo qadaf ah oo ay dhiniciisa kala kulmeen mudadii lagu jiray shaqada golaha wakiilada. Related posts:Dawlada Masar Oo Indhaha Ku Haysa Ciidamada Badda Ee Itoobiya Ee Saldhigoodu Noqonayo Djibouti. Dowladda Taagta Daran ee Soomaaliya Oo Masuuliyadda Wadahadalka Bur-buray Dusha Ka Saartay Dowladda ... DAAWO: Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Komiishanka Ku Wareejisay 2-dii Milyan Ee U Danbeeyay Ee Doo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|