Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Shaaciyay Shirkada Ku Guulaysatay Xoolo Loosoo Iibinayo Wasaarada Xanaanada Xoolaha Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Shaaciyay Shirkada Ku Guulaysatay Xoolo Loosoo Iibinayo Wasaarada Xanaanada Xoolaha Jsl.
October 3, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida qandaraasyada qaranka Somaliland ayaa shaaciyay shirkada ku guulaysatay xoolo loosoo iibinayo wasaarada xanaanada xoolaha jamhuuriyada Somaliland kuwaasi oo loogu talo galay wasaaradu in ay uqaybiso dadka danyarta ah reer Somaliland ee xoolihii ka dhamaadeen kuwaasi oo dib udajin loogu samaynayo.

Gudoomiyaha gudida qandaraasyada oo shaaciyay shirkada ku guulaysatay qandaraaskan ayaa kula dardaarmay in ay kazoo baxdo shaqada ay ku guulaysatay

Sidoo kale xubno ku hadlayay magaca shirkadan ayaa soo dhaweeyay qandaraaskan ay ku guulaysteen.

HALKANKA DAAWO MUUQAAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS