GABILEY(W,N)-Maamulka dawladaha hoose ee degmooyinka saylac iyo boorama ayaa magaalada gabiley kaga qaybgalay kulan ay wasaarada arimaha guduhu soo qabqaabisay islamarkaana ay martigalisay dawlada hoose ee gabiley.
Kulan ayaa waxaa kazoo qaybgalay maayarka magaalada gabiley masuuliyiin ka socda wasaarada arimaha gudaha.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;