Dhismaha Xarunta Laanta Baanka Dhexe Jsl Ee Magaalada Wajaale Oo Maalinta Bari Ah Xadhiga Laga Jarayo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhismaha Xarunta Laanta Baanka Dhexe Jsl Ee Magaalada Wajaale Oo Maalinta Bari Ah Xadhiga Laga Jarayo!
October 23, 2021 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Dhismaha Xarunta Baanka dhexe ee Somaliland Laantiisa magaalada wajaale ayaa lagu wadaa in Maalinta bari ah xadhiga laga jaro.

Munaasibada xadhig ka jarta xarunta baanka Somaliland ku Yeelayo magaalada wajaale ayaa lafilayaa in uu ka qaybgalo Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici iyo Masuuliyiin ka tirsan xukuumada.

Dadwaynaha ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale Ayaa iyagu baahi wayn uqabay xarun uu magaalada wajaale ku yeesho baanka dhexe ee Somaliland.

WAJAALENEWS DESK

TOG WAJAALE OFFICE

COMMENTS
LINKS