“Dadka Aanu Laascaanood Ka Rarayno In Lacag Lagu Doonaa, Waa Ku Ceeb Qaramada Midoobey.”Madaxweyne Biixi.
October 17, 2021 - Written by Editor:
“Dadka Aanu Laascaanood Ka Rarayno In Lacag Lagu Doonaa, Waa Ku Ceeb Qaramada Midoobey.”Madaxweyne Biixi oo si kulul ugu jawaabay haayada qaramada midoobay uqaabilsan arimaha minidaantanimada ee OCHA