|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Maanso Kula Dardaarmay Arday Ka Qalin Jabisay Maimi College.
October 20, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Xasan Dhuxul Laab-saalax oo Kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada somalilad oo Maanta ka qaybgalay munaasibad ay ku qalin jabinayeen AArdayda Miami collage ayaa bogaadiyay ardayda dhamaysatay Waxbarashada iyo waalidiinti kusoo tabcay mudadii ay ku jireen Waxbarashada. Sidoo kale Xildhibaan.Abwaan xasan dhuxul ayaa maanso ka tiriyay munaasibadan taasi oo uu kula dardaarmay ardayda qalin jabisay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo.. Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Wadani Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadalkii Ka Soo Yeedhay Gudoom... Gudida Doorashooyinka Dalka Itoobiya Oo Fariin Kama Dambays Ah U Diray Xisbiga OFC Ee Uu Hogaamiyo J... WIIL YAR OO HADHCAD LAGA XADAY MAGAALADA HARGEISA IYO CABSI HOR LEH OO LASOO DARISTAY WAALIDKA. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|