|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Siyaasi Cabdiqaadir Jirde,
October 31, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cabdiqaadir Xaaji ismaciil Jirde oo kamid ah siyaasiyiinta rugcadaaga ah ee reer Somaliland ahna gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga wadani ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo wax lagaga waydiiyay sobobaha ku kalifay in uu ka tanaasulo gudoomiyenimada xisbiga kulmiye. Sidoo kale siyaasi cabdiqaadir jirde ayaa soo bandhigay waxyaabaha ku kalifay in uu ka tanaasulo in uu utartamo gudoomiyaha xisbiga wadani oolafilayo in lagu doorta shirwaynaha xisbiga iyo culaysyada ka horyimid, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Prof Axmed Ismaaciil Samatar Oo Si Adag U Dhaliilay Hoggaaminta Madaxweyne Biixi & Tayada Iyo Saamig... Daawo: Nuxurka Khudbad Musharax-xigeenka Waddani U Jeediyey Reer Boorama Iyo Tacsi Uu U Diray Wiil X... Hogaamiye Xirsi Oo Ka Dareen Celiyay Kulan Lagu Gorfaynayay Buugiisii “Miyiga Ilaa Madaxtooyo”! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|