|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ugaaska Guud Ee Beesha Ciise Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalo Xuduudeedka Wajaale!
October 22, 2021 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Ugaaska guud ee beesha ciise ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada wajaale waxaana soo dhawynta Ugaaska ka qaybgalay ,Wasiiro katirsan xukuumada Somaliland,madaxdhaqameed ay weheliyaan Maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada wajaale ayaa magaalo xuduudeedka wajaale ee dhinaca Somaliland kusoo dhaweeyay Ugaaska guud ee beelaha ciise oo kazoo kicitimay magaalada dhiri dhaba ee dalka itoobiya.
Soo dhawaynta Ugaaska beesha ugaas mustafe ayaa soo dhawayntiisa ka hadlay wasiiro,madaxda dhaqanka,maayarka magaalada gabiley badhasaab kuxigeenka gabiley kuwaasi oo ugaaska kusoo dhaweeyay dalkiisa hooyo maadama uu yahay ugaaska beelaha dega somaliand,jabuuti iyo itoobiyaba.
Wafti uu hogaaminayo Ugaaska Guud ee beesha ciise ayaa lasoo galbiyay dhinaca caasimada hargasya HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo: Guddoomiyaha Xisbiga Ucid oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Hargeysa, Eedo Culusna U Jeediyay ... War-bixin Sheegtay In Xukuumaddu Somaliland Sannadkii Dhamaaday 70.000 Kun Oo Dollar Ku Bixisay In L... Daawo:Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Iyo Maalgashiga Eng.Xuseen Dayr Oo U Quus Gooyay Dawlada Xamar Ug... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|