|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qaabkii Ay Ciidanka Dab Damisku Usoo Sabata Bixiyeen Gabadh Ku Dhacday Musqul Xaafada Daami Ee Magaalada Hargaysa!
October 14, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Ciidanka dab damiska ee somaliand ayaa gurmad ufidiyay gabadh ku dhacday suul xaafada daami ee magaalada hargaysa oo qaylo dhaan loogu soo diray. Ciidanka dab damiska ayaa gabadhan kazoo sabata bixiyay musqusha ay ku dhacday iyagoo gaadhsiiyay cisbitaalka way nee magaalada hargaysa halkaasi oo xaaladeeda caafimaad lagu dabiibayo,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA QAABKII AY USOO BADBAADIYEEN GABADHAN; Related posts:Xukuumada Somaliland oo Wefti Wasiiro iyo Xildhibaano Ka Socday Maamulka Puntland oo Ka Saartay Deeg... Guddoomiyaha Xisbiga caddaalada iyo daryeelka UCID Mudan Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta U Kicitimay... Halkan Ka Daawo, Dalka Ma Jiraan Xisbiyo Mucaarid Ah Oo Hada Waa Hal Xisbi Oo Muxaafid Ah, Madaxwayn... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|