DAAWO;-Munaasibad Lagu Maamuusayo Macalinka Oo Lagu Qabtay Magaalada Gabiley Iyo Arimaha lagaga dhawaaqay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Munaasibad Lagu Maamuusayo Macalinka Oo Lagu Qabtay Magaalada Gabiley Iyo Arimaha lagaga dhawaaqay
October 23, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Munaasibad loogumagacdaray maamuus macalinkaaga ayaa habeenkii xaly lagu qabtay maktabada magaalada gabiley taasi oo ay ka qaybgaleen masuuliyiin xukuumada ka socday,xildhibaano,maamulka gobola gabiley iyo maayarka magaalada gabiley.

Munaasibad ayaa lagaga hadlay doorka macalimiintu ku leeyihiin dib udhiska dalka iyo barbaarinta umada iyo sida ay umudan tahay in la maamuuso loona sameeyo sanduuq lagu daryeelayo macalimiinta.

 

COMMENTS
LINKS