|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maxaa Kala Qabsaday Mulkiilaha Dahabshiil Group Iyo Masuuliyiin Xukuumada Katirsan+ Ajaanib Uu Ka Digay!
October 15, 2021 - Written by Editor:HAWO(W,N)-Mulkiilaha shirkada dahabshiil oo dhwaan ka hadlay madal shirkada sompower ku daahfuraysay qiimo dhimis laydhka ayaa walaac ka muujiyay shirkado ajaanib ah o uu sheegay in la siinayo laydh in ay dalka keenaa balse aanay bixin doonin laydhkii bilaashka ahaa ee shirkadoodu siin jiray masaajidada iyo saldhigyada boliska Dhanka mulkiilaha dahabshiil ayaa jawaab kulul siinayay gudoomiyaha koishanka laydhka oo usoo jeediyay in la jabiyo laydhka warshadaha furinka isagoo sheegay ganacsade maxamed siciid in xukuumada looga baahan yahay danyarta in ay caawiso waajibna ka saran yahay Wasiirka macdanta iyo tamarta oo madasha isna ku sugnaa ayaa jawaab ka bixiyay hadalka ganacsade maxamed siciid ducaale HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|