HARGAYSA(W,N)-Dood habeenkii xalay lagu qabtay magaalada Hargaysa islamarkaana ay kaqayb galeen Aqoonyahan,siyaasiyiin iyo madaxdhaqameed ayaa lagu falan Qeeyay qaabka looso dooranayo xildhibaanada golaha guurtida Somaliland oo mudadii somaliland jirtay aan galin wax Doorasho ah ismarkaana ay kuraasida fadhiyaa in ka badan 25sano,
HALKAN KA DAAWO MUUQAAALKA DOODAN;