DAAWO;-Falan-qaynta Qaabka Loo soo Dooranayo Mudanayaasha Golaha Guurtida Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Falan-qaynta Qaabka Loo soo Dooranayo Mudanayaasha Golaha Guurtida Jsl.
October 9, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dood habeenkii xalay lagu qabtay magaalada Hargaysa islamarkaana ay kaqayb galeen Aqoonyahan,siyaasiyiin iyo madaxdhaqameed ayaa lagu falan Qeeyay qaabka looso dooranayo xildhibaanada golaha guurtida Somaliland oo mudadii somaliland jirtay aan galin wax Doorasho ah ismarkaana ay kuraasida fadhiyaa in ka badan 25sano,

HALKAN KA DAAWO MUUQAAALKA DOODAN;

COMMENTS
LINKS