|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Bulshada Usoo Bandhigtay Mashaariicda Horumarineed Ee Ku Jira Miisaaniyada 2022!
October 31, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa maanta bulshada reer gabiley usoo bandhigay qaabka loo diyaariyay miisaaniyada 2022 iyo mashaariic horumarineed eek u jira.
Qaybaha kala duwan ee bulshada reer gabiey ayaa kazoo qaybgalay munaasibadan golaha deegaanka gabiey oo uu horkacaya maaya maxamed amiin xoghayaha dawlada hoose iyo saraakiil ka socotay wasaarada arimaha gudaha.
Maayarka magaalada gabiley maxamed Amiin Cumar cabdi iyo xubno kamid ah xildhibaanada golaha ayaa bulsahda usharaxay mashaariicda ku jira miisaaniyada 2022. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Unicef oo Xafiiskeedii U Soo Rartay Muqdisho iyo Hay”addaha Kale oo Sheegay Inaanay Haysan Cid Amaan... Wasiirka Wershadaha Jsl Oo Dadaal Xoogan U Galay Sidii Ay Dadwaynaha Gobolka Gabiley U Qaadan Laha... Shirkada Gaafane Company Oo Ku Guulaysatay Abaalmarinta Ganacsadihii Ugu Wanaagsanaa Cashuur Bixinta... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|