Ciidanka Booliska Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay Tuugo Qaab Halis Ah Bulshada Udhici Jirtay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidanka Booliska Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay Tuugo Qaab Halis Ah Bulshada Udhici Jirtay.
October 27, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ciidanka booliska Somaliland ayaa gacanta kusoo dhigay tuugo bulshada iyo wadayaasha taxaasida qaab halis udhici jiray

Ciidanka booliska ayaa faah faahin ka bixiyay tuugada iyo qaabab kala duwan ee ay bulshada ugu dhacaan adeega zaadka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS