Ciidamada Amisom Oo Jawaab Ka Bixiyay Eedayntii Uga Timid Ahlu Suna Waljamaaca. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamada Amisom Oo Jawaab Ka Bixiyay Eedayntii Uga Timid Ahlu Suna Waljamaaca.
October 28, 2021 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Ciidamada nabad ilaalinta ujooga somaliya ee amisom ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedaymo ay usoo jeediyeen ururka ahlu suna waljamaaca oo ku eedeeyay in ay ka qayb qaateen dagaaladii ka dhacay gura ceel ee udhexeeyay maamulka galmudug iyo ahlu suna waljamaaca.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS