Chief Caaqilka Gobolka Gabiley Oo Si Adag Uga Hadlay Faro galinta Lagu Hayo Saldanada Subeer Awal ! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Chief Caaqilka Gobolka Gabiley Oo Si Adag Uga Hadlay Faro galinta Lagu Hayo Saldanada Subeer Awal !
October 29, 2021 - Written by Editor:

“Waan Ka Xunahay Faro Galinta Lagu Sameeyey Sandalada Subeer Awal Cheif Caaqil Dayib Ciidle Amaan,

GABILEY(W,N)-Chief caaqilka guud ee gobolka gabiley chief dayib cabdi ciidle amaan oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada gabiley ayaa ka hadlay faro galin xukuumadu ku haysto sladanada beesha subeer awal iyo  cida marin habaabisay casuumadii ugaaska beesha ciise ee maxamed case ku sheegtay suldaanka guud ee subeer oo uu goob joog ahaa .

Sidoo kale chief dayib ayaa raali galin ka siiyay suldaan guud suldaan xasan suldaan cabdilaahi munaasibad oo uu joogay awgeed ismarkaana ay ahayd in uu ka hadlo cida sheeganaysa oo aanay usuurto galin ka hadalkeeda

Dhanka cheef dayib ayaa sheegay in ay agtaagan yihiin suldaan guud suldaan xasan cidii weerartana ay dagaal ka xigaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS